Steps In Words 4 Change Poem by sallam yassin

Steps In Words 4 Change



Words 4 changes

Step 1

Open this safe you put yourself in
And have faith
In you
Hold vision in sight
Is handy a map
To you
Then find your path
With passion of journey
The best way
You go
The hurdle is only station
To goal
You go
And care is making in passion
Infected the others
To go! !

Step 2

in Somali the long way
to go
Hoggaan wax hilaadashay
Waxaanu huraynnin

Fur hanta
Hillaantana dhaaf
Iftiin kana hoo
Imaankana hayso
Hormood argtaa leh
Markay ku hortaallo
Oggow ma habawdid
Hortiyo marrinkaagu
Ha ku hindisnaado
Haaynkuna hawl leh
Waxaa se hiraaya
Markaad u hillawdo
Oggow hagardaamo
Hadday ku haleesho
Inaannad hadhaynin
Waa meel hakaduun ah
iyo habeen tigi doona

Jecaylka haggaaya
Horu socod kaaga
U heellan dadkaaga
Daryeel huwinaaya
Waxay u horseeddi
Dareen hoganaayay
Hilaac higsanaayay
Innuu hanaqaado
Inay u hab qaadan
Hayaanka foggaaday
Hore u socodkiisa
O hawl hagrteedda
Ka heegan ahaade

To change
You need
Steps to go
A faith
Then vision
With path
You go
And holding a passion to where you go
But only with care
followers
Flock can go


………always do it with love
Great times are deed
Of good hearts indeed.

Tuesday, November 1, 2016
Topic(s) of this poem: change,leadership,life
COMMENTS OF THE POEM
READ THIS POEM IN OTHER LANGUAGES
sallam yassin

sallam yassin

Hargeisa, Somaliland
Close
Error Success